Gudoomiye Cirro Ma Madaxweyne Farmaajo ayuu la kulmay ? ....... Fooxii Baashe Cawil ayaa sheegay ........




Macaali Safiir Baashe cawil oo Fooxa ku riday , Turkey na ka arkay .....



Cirro Xaramkuu Joogaa Turkey ma tagin
Xisbiga Kulmiye Xaramkii EEBE ayey been ka shegeen oo ay yidhaadeen waa Turkey

Faaliyaha Qaranka ee cusubi waa Macaali Safiir Baashe Cawil oo arrinku tusay inuu Gudoomiye Cabdiraxamaan Cirro u kacay xaga Turkey taa Cilimi nafsiga ama Psychology - ga waxa lagu yidhaah Psychological projection tasoo uu qofku wuxu isagu ku jiro dadka kale dusha ka saaro waatay Somalidu tidhaah Tuugu dadka oo dhan Tuug buu modaa , gabadha dawakhdayna dumarka oo dhami inay dawakheen bay modaa............ Markaa Macaali safiir Baashe cawil dantiisa gaarka ah ayuu u jooga Imaraatka hadii isaga wax ACCOUNT la dhigtaa uga soo baxayn ma galo hawshaa Markuu $100.0000.000 Boqol Milyan oo Dollar xareeyona $ 130.000 Boqol iyo sodon kun buu DANYARTA usoo celiyaa tasoo ah boqolkiiba  0.0013% gacan weynaa Darwiishku....... hadh iyo habeena Xisbiga Kulmiye isagaa Xamar la xidhiidha oo Bayac mushtari Buuran baa uga socda reerka Madaxtooyada , Wasiirada Maaliyada iyo dhawr kale hadii loo baahdo wasoo bandhigi donaa .......

Wadaadka uu leeyahay Turkey buu qabtay wuxu gudanayey CIMRA waa markii boqolaad ee SUCUUDIGA been ka shegaan Xisbiga Kulmiye . Sheekada raqiiska ah ee ah Turkiga ayaa madax banaanida Somaliland kasoo horjeeda bal noo sheeg Macaali Safiir Baashe Cawil cid ogol gooni isutaaga Somaliland Ethiopia da jaarka ahna ku dheh oo waar xataa Imaraadka aad joogtid na ku dheh ........ Baashow meel aad siyaasad usoo martay ma jirto Mr . JARED KUSHNER  baad tahay waar mise Mr. Jared waa ka jeeb buuraa  markaa Xididnimo ayaad ku SHINE garaysay ee cago dhigo oo ha u hadlin sida Caruurta Social Media ha ku jirta .. MUWAADIN waxaanu cod dheer idiinku sheegeyna in ICTIRAAFKU ALLAH kasokow aanu ku xidhneyn SUCUUDI , Emirate , Turkey ,Qatar , Ethiopia  Xataa Xamar kuma xidhna haday tidhaah Xamar waanu kala tageynaa marka Dali kala go'ayo meel sare upper echelon meesha Madaxweyne Trump iyo Mrs. May laga xukumo ayaa laga go'amiyaa .....Emirate - ku waydun wada ogtihiin doorkii ugu dambeeyey Madaxweyne Saylici hal sawir cid la gasha ayaa la waayey oo ah madaxda Emirates-ka  hadii laga tagi waayo Sheekha Manchester City iska leh ayey iskula sawireen staduim kubadeed meel u eg  waayo  upper echelon ka ayaa faraha ku yara dhuftay Emirates-ka kadib markay ashtakootay isla upper echelon - ku oo ay tidhi dalkasaa kala goynaya Somaaliya ... 

Upper Echelon siduu kuugu soo joogsan karo waxa ka mid ah : 1. Inaad dal iska dhigtid ay u dhan yihiin Hay'adihiisi oo nabada ah 2. Musuqmaasuq oo dalkaa laga cidhib tiro 3. Cadaalad cid walba deeqda 4. DANYARTA oo nolosheedu sanad kasta xaga san u sii durkeyso 5. Waxbarashada iyo cafimaadka oo tayeysan oo kor u kaca ...... waxana mar labaad TAAJ u ah Cadaalad iyo Musuq maasuq la'aan waa labada muftaax ee Barakada ALLAH waayo Cibaadaduna markaasay saxmeysaa .
Muwaadin waxay leeyihiin iyaga iyo Ilaahoda ee lacagatii beryahan laga ururinayey DANYARTA TV-ga badhna waa la xaraashay oo waa lacagtii suuqa lasoo geliyey badhna waxa ku dhoofaya 6 Wasiir oo ka daba tagaya Madaxweyne AL- Xaaji Axmed hada waa lacagtii shuba biyoodka loo ururiyey iyo in dadka lugu xooleeyo marka Safarka Shuban Biyoodku Khayr mala soo Kulmiyaa .

صوملىلاند مش عارفين نعيش او نشترى هدوم العيد.. ربنا ينتقم منك يا محمود حاشي



Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!